La aplicación contiene el Corán de Sh Omar Faruq.
Esta aplicación contiene el Sagrado Corán, por Sheikh Omar Faaruuq, Allah Yarxam. Después de un período de tiempo y trabajo duro, finalmente hemos lanzado esta aplicación de Tafsiirka Quraanka, esperamos que se beneficie de ella Insha Allah.
Esta aplicación te permitirá:
- Para escuchar las lecciones de audio, pausar, detener, repetir, avanzar y rebobinar
- Las lecciones se detendrán si recibe llamadas, después de terminar, las lecciones se reanudarán desde donde las dejó.
- Las lecciones de audio son de tamaño muy ligero, por lo que no consumen grandes datos de Internet de su lado
- También puede descargar todo el Corán en formato de lectura para que sea más fácil mientras escucha las lecciones de audio, no tiene que permanecer en la aplicación de audio mientras lee el Corán, las lecciones de audio no se detendrán si las deja
- También puede compartir la aplicación Tafsiirka Quraanka con familiares y amigos
Appkan waxaa ku jira Tafsiirka Quraanka oo inoo sharxey Sheekh Cumar Faaruuq, Allah Ha U Naxariisto. Kadib shaqa iyo waqti badan waxaan ku guuleesaney inaan App-kan casriyeysan soo galino, Allah ha nagu wada anfaco dhammaanteen.
Appkan Tafsiika Quraanka oo dhan wuxuu kuu sahlayaa inaad:
- Casharada dhageysatid, hakisid, istaajisid, ku celcelisid, horey u wadid, gadaal u wadid
- Inuu casharka istaagayo ama hakad galayo hadii uu telkaaga kuu soo dhaco, markaad dhameysatana casharkii uu horey ka sii soconayo meshiisi
- Inuusan kaa cuneenin internet badan waayo casharada xajmigooda ama tamaño-kooda waa yaryihiin
- Inaad kitaabkii Quraanka oo dhan oo akhris ahaan la soo dagi kartid si aad ula socotid dhageysiga, intaad quraankii oo akhris ah furatid ayaad dhageysaneysaa, appka kaama istaagayo hadaad kariskiddo app o Quraangayo hadaad ka baxkii app o Aurakh
- Inaad app-kan Tafsiirka Quraanka aad la wadaagi kartis ama share-gareyn kartid asxaabtaada iyo familkaaga